Animation med två människor som står ute i regnet. En av dem håller ett paraply över den andres huvud.

Caawimaadda koowaad marka geeri awgeed loo (Somali)

Murugada qofka laga geeriyooday lama daweyn karo, laakin in qofka lala wadaago waxay qofka siineysaa adkeydsi badan.

Talooyinka xayeesiiskan waxay ku saleysanyihiin khibradda dheer ee Kaniisadda Iswiidhishku u leedahay la kulmidda iyo taageeridda dadka u murugeysan cid ka geeriyootay, waxaana waaye dhawr wax oo keliya oo ka mid ah waxyaabaha faraha badan oo aan annagu ka bani’aadan ahaan u sameyn karno qofka murugeysan ee laga geeriyooday. Ha yareysannin waxaas yar, xitaa dadaal yar wuxuu yeelan karyaa micno aad u weyn. Haddii aad rabtid in aad heshid taageero dheeraad ah ama cid aad la hadashid ku soo dhawaw urur diimeedkaaga. Macluumaadka xiriirka iyo talooyin la taaban karo waxaad ka heleysaa bogga svenskakyrkan.se/forstahjalpenvidsorg